Day: December 23, 2021
-
England
Manchester United oo beddelka Paul Pogba ka dhex aragta horyaalka Talyaaniga
(Manchester) 23 Dis 2021. Manchester United ayaa xiiseeneysa ciyaaryahan cajiib ku ah khadka dhexe ee ka ciyaara horyaalka Talyaaniga, si…
Read More » -
Horyaallada
Barcelona oo ku fikireysa inay la soo saxiixato xiddig muhiim ka ah safka Kooxda Juventus
(Barcelona) 23 Dis 2021. Shabakada caalamiga ah ee Goal oo soo xigatay saxafiga Gerard Romero oo inta badan soo tabiya…
Read More » -
England
Macallin Thomas Tuchel oo bartilmaameed ka dhigtay xiddig ka tirsan naadiga Paris Saint-Germain
(London) 23 Dis 2021. Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa wali raadineysa xiddig ka ciyaara difaaca si ay ugu daboosho baahida ku…
Read More » -
England
Saddex ka mid ah afartii xiddig ee Chelsea ka tirsanaa ee laga helay Korona Fayras oo haatan laga waayay… (Goormee ayay garoommada kusoo laabanayaan?)
(London) 23 Dis 2021. Dhowaan kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa xaqiijisay afar kiis oo Korona Fayras ah oo laga helay xiddigaheeda…
Read More » -
England
Barcelona oo aad ugu sii dhowaaneysa saxiixa Ferran Torres iyadoo qiimahiisa kala heshiisay Manchester City… (Maxaa haatan u harsan?)
(Barcelona) 23 Dis 2021. Kooxaha kubadda cagta Manchester City iyo Barcelona ayaa ku jira wada-xaajood meel gabo-gabo ah ku dhow kaasoo…
Read More » -
England
Isku aadka wareegga nus-dhammaadka tartanka Carabao Cup oo la sameeyay, is baddel ku imaan doono qaabka tartanka loo ciyaarayo & Taariikhda la dheeli doono
(England) 23 Dis 2021. Waxaa xalay lasoo gabagabeeyay wareegga rubac-dhammaadka tartanka Carabao Cup ee laga ciyaaro dalka Ingiriiska iyadoo ay xalay…
Read More »