Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Sevilla iyo Barcelona ee horyaalka La Liga oo la shaaciyey

(Sevilla) 21 Dis 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka adag ee Kooxaha Sevilla iyo Barcelona ee horyaalka La Liga ayaa la shaaciyey.

Kooxda kubadda cagta ee Barcelona ayaa caawa xilli dambe booqan doonta kooxda Sevilla kulan xiiso gaar ah xambaarsan oo ka tirsan horyaalka La Liga.

Sevilla ayaa ku jirta kaalinta labaad ee kala sarreynta horyaalka dalka Spain iyadoo leh 37 dhibcood, waxayna kulankeedii u harsanaa la ciyaareysaa Barca oo haatan kaalinta siddeedaad la fadhisa 27 dhibcood.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Sevilla XI:

Image

Barcelona XI:           

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close