Day: December 21, 2021
-
Horyaallada
Barcelona oo barbardhac la soo gashay 10 xiddig oo kooxda Sevilla ah…+SAWIRRO
(Sevilla) 21 Dis 2021. Barcelona ayaa barbaro la dhaafi weysay 10 xiddig oo kooxda Sevilla ah kaddib markii ay ku kala…
Read More » -
Horyaallada
Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Sevilla iyo Barcelona ee horyaalka La Liga oo la shaaciyey
(Sevilla) 21 Dis 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka adag ee Kooxaha Sevilla iyo Barcelona ee horyaalka La Liga ayaa la shaaciyey.…
Read More » -
England
Gary Neville oo ammaanay laba ka mid ah xiddigaha kooxda Liverpool
(London) 21 Dis 2021. Halyeeyga kooxda Manchester United ee Gary Neville ayaa ammaanay daafacyada Liverpool Andrew Robertson iyo Trent Alexander-Arnold,…
Read More » -
England
Daafac ka tirsan Chelsea oo ay saxiixiisa doonaysay Barcelona oo raba inuu la sii joogo Kooxdiisa… (Waa kee?)
(London) 21 Dis 2021. Daafac ka tirsan kooxda kubadda cagta Chelsea, kaasoo ay saxiixiisa doonaysay naadiga Barcelona ayaa la soo…
Read More » -
Germany
Da’yarka Yusuf Demir oo ka tagaya Kooxda Barcelona… (Horyaalkee ayuu ku sii jeedaa?)
(Barcelona) 21 Dis 2021. Sida wararku ay sheegayaan da’yarka Yusuf Demir ayaa isaga tagi kara Kooxdiisa kubadda cagta Barcelona, iyadoo…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Kooxda Barcelona oo la soo warinayo inay duminayso garoonkeeda Camp Nou, isla markaana dhisanayso garoon cusub oo ay ku baxayso 1.3 Bilyan oo gini
(Barcelona) 21 Dis 2021. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa la soo warinayaa inay gabi’ahaanba duminayso garoonkeeda Camp Nou, isla markaana…
Read More » -
England
Real Madrid oo kooxaha Ingiriiska kula dagaallameysa saxiixa Kounde & Xiddig ka tirsan Los Blancos oo fududeynaya inuu difaacan usoo dhaqaaqo caasimadda Spain
(Madrid) 21 Dis 2021. Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa lasoo warinayaa inay kusoo biirtay raacdada ay kooxaha Chelsea iyo Manchester…
Read More » -
Ameerika
“Waxaan rabay inaan ka tago anigoo jooga kaliya saddex bilood” Willian oo daaha ka rogay sababtii uu Arsenal uga tagay iyo arrinta ku kaliftay inuu ka tanaasulo mushaharkiisa
(Brazil) 21 Dis 2021. Xiddiga kooxda kubadda cagta Corinthians ee Willian ayaa sheegay inuu doonayay ka tagista kooxda Arsenal isagoo ku sugan…
Read More » -
France
Wargeys kasoo baxa Faransiiska oo kashifay qorshaha ay PSG markale ku mideyneyso Zinedine Zidane iyo Karim Benzema
(Paris) 21 Dis 2021. Real Madrid macallinkeedii hore ee Zinedine Zidane iyo weeraryahankeeda haatan ee Karim Benzema ayaa lasoo warinayaa inay…
Read More » -
England
Barcelona oo fursad ka dhex aragta dagaalka u dhexeeya Arsenal iyo Aubameyang iyadoo dooneysa inay saxiixiisa u dhaqaaqdo
(Barcelona) 21 Dis 2021. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa bartilmaameed ka dhiganeysa weeraryahanka naadiga Arsenal ee Pierre-Emerick Aubameyang kaasoo ay dooneyso…
Read More »