Day: December 20, 2021
-
Horyaallada
Tababare Xavi oo si RASMI ah u shaaciyey liiska xiddigaha Barcelona ee ka qeyb galaya kulanka adag ee Sevilla… (Yaa ka maqan yaase ku soo baxay?)
(Barcelona) 20 Dis 2021. Tababaraha kooxda kubadda cagta Barcelona ee Xavi Hernández ayaa shaaciyay liiska 23-ka ciyaaryahan ee uu ku shaqayn…
Read More » -
Champ' League
Halyeey reer Talyaani ah oo u digay Liverpool kahor kulanka Inter ay ku wajahayaan Champions League
(Milano) 20 Dis 2021. Halyeeyga xulka qaranka Talyaaniga ee Marco Tardelli ayaa u arka kooxda Inter Milan inay tahay kooxda ugu…
Read More » -
France
Mascherano oo si xiiso leh kaga hadlay arrimo ku saabsan Lionel Messi & riyada koobka adduunka
(Paris) 20 Dis 2021. Halyeeyga xulka qaranka Argentina ee Javier Mascherano ayaa xaqiijiyay in laga yaabo in koobka aduunka 2022…
Read More » -
France
“Qofkii dhaleeceeya Messi waxba kama fahamsana kubadda cagta” – Agaasimaha ciyaaraha ee PSG
(Paris) 20 Dis 2021. Agaasimaha ciyaaraha Paris Saint-Germain ee Leonardo Araújo ayaa difaacay xiddiga reer Argentina ee Lionel Messi, isagoo…
Read More » -
England
Ka hor suuqa kala iibsiga xiddigaha ee bisha Janaayo miyey Kooxda Manchester United heshay wax dalab ah oo ku aaddan Paul Pogba?
(Manchester) 20 Dis 2021. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa lagu soo warramayaa in aysan helin wax dalab ah oo…
Read More » -
Ameerika
Waa tee Kooxda doonaysa inay la wareegto haatan laacibka Manchester City ee Fernandinho?
(Manchester) 20 Dis 2021. Kooxda kubadda cagta ee Atletico Mineiro ayaa doonaysa in laacibka Manchester City ee Fernandinho uu dib…
Read More » -
England
Wakiilka Matthijs de Ligt oo xaqiijiyay inuu difaacan doonayo ka tagista Juventus & Halka uu dhaqaaqi karo xagaaga dambe
(Turin) 20 Dis 2021. Wakiilka caalamiga ah ee Mino Raiola ayaa xaqiijiyay in difaaca kooxda kubadda cagta Juventus ee Matthijs de Ligt…
Read More » -
England
Thomac Tuchel oo doonaya inay Chelsea safkiisa kusoo kordhiso mid ka mid ah xiddigahii shalay taakada u dhigay
(London) 20 Dis 2021. Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa shalay barbarro goolal la’aan ah la dhaafi weysey kooxda Wolverhampton Wanderers kulan ciyaareed…
Read More » -
England
Jurgen Klopp oo kooxdiisa Liverpool ka dalbaday inay rikoorkooda suuqa kala iibsiga u jebiyaan xiddigan
(Liverpool) 20 Dis 2021. Tababaraha kooxda Liverpool ayaa u oomman ku guuleysiga tartammo hor leh isagoo maamulka naadigiisa ka dalbanaya inay…
Read More » -
Germany
Mino Raiola oo markale ka hadlay mustaqbalka Haaland isagoo markan ka dhawaajiyay hadal farxad gelinaya Barcelona
(Dortmund) 20 Dis 2021. Mustaqbalka laacibka kooxda Borussia Dortmund ee Erling Haaland ayaa wali ah mid hawada lulanaya iyadoo ay inta…
Read More »