Day: December 19, 2021
-
Horyaallada
Real Madrid oo barbaro la dhaafi weysay kooxda Cadiz oo marti ugu ahayd garoonka Santiago Bernabéu… +SAWIRRO
(Madrid) 19 Dis 2021. Real Madrid ayaa barbaro la dhaafi weysay kooxda Cadiz oo marti ugu ahayd garoonka Santiago Bernabéu, kaddib…
Read More » -
Horyaallada
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Real Madrid iyo Cadiz ee horyaalka La Liga oo la shaaciyey
(Madrid) 19 Dis 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Real Madrid iyo Cadiz ee horyaalka La Liga ayaa la shaaciyey. Kooxda…
Read More » -
England
Kooxaha Tottenham Hotspur iyo Liverpool oo barbaro ku kala baxay… +SAWIRRO
(London) 19 Dis 2021. Kooxaha Tottenham Hotspur iyo Liverpool ayaa barbaro 2-2 ah ku kala baxay, ciyaar qeyb ka ahayd kulammada…
Read More » -
England
Wolves oo taako u dhigtay kooxda Chelsea oo marti u ahayd… +SAWIRRO
(Wolverhampton) 19 Dis 2021. Wolves oo taako u dhigtay kooxda Chelsea oo marti ugu ahayd Molineux Stadium, kaddib markii ay ku…
Read More » -
England
Man City oo guul sahlan ka soo heshay kooxda Newcastle United oo ay ku booqatay garoonka St. James’ Park… +SAWIRRO
(Newcastle) 19 Dis 2021. Manchester City ayaa guul ka soo heshay kooxda Newcastle United oo ay ku booqatay garoonka St. James’…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Tottenham iyo Liverpool ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(London) 19 Dis 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka dag Kooxaha Tottenham Hotspur iyo Liverpool ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.…
Read More » -
England
Da’yarka naadiga Barcelona ee Gavi oo ay ku dagaallamayaan kooxaha ka ciyaara Premier League iyo PSG
(Barcelona) 19 Dis 2021. Da’yarka naadiga Barcelona ee Gavi ayaa durba soo jiitay indhaha kooxaha ugu waaweyn qaaradda Yurub isagoo haatan…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Manchester City oo dalab usoo bandhigtay halyeygeeda Sergio Aguero xilli uu dhowaan ka fariistay kubadda cagta isagoo ka tirsan Barcelona
(Manchester) 19 Dis 2021. Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa lasoo warinayaa inay diyaarineyso yabooh uu halyeygeeda Sergio Aguero ugu soo…
Read More » -
Horyaallada
Gavi oo dhaafay rikoor uu heystay Lionel Messi kaddib goolkii uu xalay ka dhaliyay Elche
(Barcelona) 19 Dis 2021. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa xalay guul dhib badan ay ka martay ka gaartay naadiga Elche kulan…
Read More » -
Horyaallada
Horudhac: Real Madrid vs Cadiz… (Korona oo dhankiisa kala dagaallaya Los Blancos inay sii dheereysato La Liga)
(Madrid) 12 Dis 2021. Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa dooneysa inay sii dheereysato hoggaanka horyaalka La Liga marka ay caawa…
Read More »