Day: December 18, 2021
-
Horyaallada
Barcelona oo garoonkeeda Camp Nou ku garaacday kooxda Elche…+SAWIRRO
(Barcelona) 18 Dis 2021. Barcelona ayaa garoonkeeda Camp Nou ku garaacday kooxda Elche kaddib markii ay kaga adkaatay 3-2, ciyaar…
Read More » -
England
Arsenal oo si sahlan saddexda dhibcood kaga soo heshay kooxda Leeds United oo ay booqatay… +SAWIRRO:
(Leeds) 18 Dis 2021. Arsenal ayaa si sahlan saddexda dhibcood kaga soo heshay kooxda Leeds United oo ay booqatay, kaddib markii…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Leeds United iyo Arsenal ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(Leeds) 18 Dis 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka dag Kooxaha Leeds United iyo Arsenal ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.…
Read More » -
Horyaallada
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Barcelona iyo Elche ee horyaalka La Liga oo la shaaciyey
(Barcelona) 18 Dis 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka adag ee Kooxaha Barcelona iyo Elche ee horyaalka La Liga ayaa la shaaciyey.…
Read More » -
Champ' League
“Waxaan doonayay inaan ku beegmin saddex kooxood isku aadkii wareega 16-ka Champions League” – Simone Inzaghi
(Milan) 18 Dis 2021. Tababaraha kooxda Inter Milan ee Simone Inzaghi ayaa si cad u sheegay saddexda kooxoo uu rajeynayay…
Read More » -
England
Halyeey Arsenal ee Paul Merson oo dhaleeceeyay go’aanka maamulka kooxda & hab dhaqanka Aubameyang
(London) 18 Dis 2021. Halyeeyga kooxda Arsenal Paul Merson ayaa ka hadlay hab dhaqanka weeraryahanka reer Gabon ee Pierre-Emerick Aubameyang…
Read More » -
England
José Mourinho oo damacsan inuu la soo saxiixdo xiddig ka tirsan kooxda Chelsea
(Roma) 18 Dis 2021. Wararka ayaa sheegaya in tababaraha reer Portugal ee Jose Mourinho uu doonayo in kooxda A.S. Roma uu…
Read More » -
England
Robert Lewandowski oo barbareeyay rikoor Taariikhi ah uu horey u sameeyay Cristiano Ronaldo
(Munich) 18 Dis 2021. Weeraryahanka Kooxda Bayern Munich iyo xulka qaranka Poland ee Robert Lewandowski ayaa ku guuleystay inuu barbareeyo…
Read More » -
England
Edinson Cavani oo aqbalay dalab uu January kaga dhaqaaqayo Manchester United… (Waa tee kooxda uu aqbalay dalabkeeda?)
(Manchester) 18 Dis 2021. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa qarka u saaran inay weeraryahankeeda Edinson Cavani suuqa bisha January ee…
Read More » -
France
Lionel Messi oo sabab u noqonaya inay toddobo xiddig isaga tagaan naadiga Paris Saint-Germain
(Paris) 18 Dis 2021. Kooxda kubadda cagta Paris Saint-Germain ayaa lagu soo warramayaa inay iska iibineyso toddobo ka mid ah kooxdeeda…
Read More »