Day: December 17, 2021
-
Horyaallada
RASMI: Inter oo ku dhawaaqday inay kansashay qandaraaska Christian Eriksen
(Milano) 17 Dis 2021. Inter Milan ayaa maanta oo Jimco ah ku shaacisay website-keeda rasmiga ah, inay kansashay qandaraaska Christian…
Read More » -
England
Klopp oo ka hadlay fikirkiisa ku aadan suurtagalnimada lagu joojin karo horyaalka Premier League
(Liverpool) 17 Dis 2021. Tababaraha kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa ka hadlay suurtogalnimada ah in la joojiyo horyaalka Premier League…
Read More » -
Horyaallada
RASMI: Isku aadka Copa del Rey oo la sameeyey… (Yey ku aadeen Kooxaha Real Madrid iyo Barcelona?)
(Madrid) 17 Dis 2021. Waxaa la sameeyey isku aadka wareegga 32-ka kooxood ee Copa del Rey, iyadoo Real Madrid iyo Barcelona…
Read More » -
England
Xavi oo doonaya inuu la soo saxiixdo xiddig ka tirsan Man City qiimo kasta uu ku kacayo
(Barcelona) 17 Dis 2021. Wargeyska “Sport” gobolka Catalonia ee dalka Spain ayaa shaaca ka qaaday in tababaraha Barcelona ee Xavi…
Read More » -
France
“Ku guuleysiga koobab ayaa ka wanaagsan in la dhaliyo 50 gool” – Mbappé
(Paris) 17 Dis 2021. Weeraryahanka kooxda Paris Saint-Germain ee Kylian Mbappé ayaa sheegay in ku guuleysiga koobab kuwaasoo uusan ku guuleysan…
Read More » -
England
Klopp oo ammaanay Salah wuxuuna sharaxay sababta loo badalay kulankii Liverpool iyo Newcastle
(Liverpool) 17 Dis 2021. Tababaraha Kooxda Liverpool ee Jürgen Klopp ayaa ammaanay xiddiga reer Massar ee Mohamed Salah kaas oo ku…
Read More » -
France
Real Madrid oo wada qorsho ay kula soo saxiixaneyso xiddig ka tirsan Bayern Munich
(Madrid) 17 Dis 2021. Wargeysyada Spain ayaa sheegay in maamulka Real Madrid ay aad u xiiseynayaan inay la saxiixdaan laacibka reer…
Read More » -
England
Halyeeyga kooxda Chelsea ah oo weerar culus ku qaaday Bruno sababa la xiriira Ronaldo
(Manchester) 17 Dis 2021. Halyeeyga Chelsea Eiður Guðjohnsen ayaa weerar ba’an ku qaaday xiddiga Manchester United ee Bruno Fernandes sababa…
Read More » -
England
Tuchel oo ka hadlay barbarihii ay Chelsea la gashay kooxda Everton
(London) 17 Dis 2021. Tababaraha kooxda Chelsea ee Thomas Tuchel ayaa muujiyay sida uu uga xun yahay kaddib barbardhacii ay Blues…
Read More »