Day: December 14, 2021
-
England
Man City oo NUS DARSAN goolal ka badan kaga adkaatay kooxda Leeds United oo soo booqatay… +SAWIRRO
(Manchester) 14 Dis 2021. Manchester City ayaa garoonkeeda Etihad guul sahlan kaga gaartay kooxda Leeds United, kaddib markii ay kaga adkaatay…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Man City iyo Leeds United ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(Manchester) 14 Dis 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka dag Kooxaha Manchester City iyo Leeds United ee horyaalka Premier League ayaa la…
Read More » -
Champ' League
John Terry oo magacaabay kooxaha u sharaxan hanashada koobka Champions League xilli ciyaareedkan
(Yurub) 14 Dis 2021. Halyeeyga kubadda cagta England iyo kooxda Chelsea ee John Terry ayaa aaminsan in saddexda kooxood ee horyaalka…
Read More » -
England
Man United oo suurtogal ah inay afduubato xiddig bar-tilmaameed buuxa u ah kooxda Real Madrid
(Manchester) 14 Dis 2021. Shabakadda Sky Sports ayaa sheegtay in kooxda Manchester United ay diyaar u tahay inay tartan u gasho…
Read More » -
England
RASMI: Kooxda Arsenal oo kabtanka ka xayuubisay Pierre-Emerick Aubameyang
(London) 14 Dis 2021. Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa shaaca ka qaaday inay calaamadda hoggaaminta ee kabtannimo ka xayuubisay Pierre-Emerick…
Read More » -
Spain
RASMI: Kooxda Barcelona oo xaqiijisay xilliga Sergio Aguero uu ku dhawaaqi doono Mustaqbalkiisa… (Miyuu ka fariisanayaa kubadda cagta?)
(Barcelona) 14 Dis 2021. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa xaqiijisay in Sergio Aguero uu ka hadli doono mustabalkiisa berri oo…
Read More » -
England
Waa tee kooxda ugu cadcad ee heli karta saxiixa difaaca kooxda Chelsea ee Antonio Rudiger?
(London) 14 Dis 2021. Difaaca kooxda kubadda cagta Chelsea ee Antonio Rudiger ayay u badan tahay inuu xagaaga dambe si xor…
Read More » -
Champ' League
Muxuu Sergio Ramos ka yiri inay kooxdiisa Paris Saint-Germain ku aadday kooxdiisii hore ee Real Madrid tartanka Champions League?
(Paris) 14 Dis 2021. Kooxda kubadda cagta Paris Saint-Germian ayaa wareegga 16-ka tartanka Champions League ku beeganatay naadiga ugu guulaha badan…
Read More » -
Germany
Madaxweyne Laporta oo markale la kulmay wakiilka Erling Haaland… (Miyey Barcelona u dhaqaaqi doontaa saxiixa xiddiga BVB?)
(Barcelona) 14 Dis 2021. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa wali la tacaaleysa dhibaatooyin dhaqaale oo aad u daran taasoo xitaa saldhig…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Sergio Aguero oo goor dhow ku dhawaaqi doona ka fariisashadiisa ciyaaraha kubadda cagta… (Goorta uu go’aankiisa shaacin doono oo daaha laga rogay)
(Barcelona) 14 Dis 2021. Sida lagu helayo wararka ka imaanaya dalka Spain, weeraryahanka kooxda kubadda cagta Barcelona ee Sergio Aguero ayaa…
Read More »