Day: December 13, 2021
-
England
RASMI: Man United oo xirtay xarunteeda tababarka & wararka ku saabsan dib u dhigista kulanka Brentford
(Manchester) 13 Dis 2021. Kooxda reer England ee Manchester United ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday in ay xirtay xarunteeda tababarka…
Read More » -
Champ' League
DEG DEG: PSG vs Real Madrid, Inter vs Liverpool… (Isku aadka wareegga 16-ka UEFA Champions League oo lagu celiyay)
(Yurub) 13 Dis 2021. Waxaa goordhow la sameeyey isku aadka wareegga 16-ka ee tartanka UEFA Champions League, iyadoo ay ka soo…
Read More » -
Champ' League
DEG DEG: PSG vs Man United, Atlético Madrid vs Bayern Munich… (Isku aadka wareegga 16-ka UEFA Champions League oo la sameeyey)
(Yurub) 13 Dis 2021. Waxaa goordhow la sameeyey isku aadka wareegga 16-ka ee tartanka UEFA Champions League, iyadoo ay ka soo…
Read More » -
Ameerika
Wargeyska The Sun oo shaaca ka qaaday halka uu ku sii jeedo Edinson Cavani
(Manchester) 13 Dis 2021. Sida lagu sheegay warbixin uu daabacay wargeyska The Sun ee ka soo baxa Ingiriiska, wakiilka Edinson…
Read More » -
Horyaallada
Muxuu Carlo Ancelotti ka yiri guushii ay kooxdiisa Real Madrid ka gaartay Atlético Madrid??
(Madrid) 13 Dis 2021. Tababaraha kooxda kubadda cagta Real Madrid ee Carlo Ancelotti ayaa muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay guushii…
Read More » -
Champ' League
Isku aadka 16-ka Champions League oo Maanta la sameynayo, sida ay isugu aadi karaan kooxaha, Saacadda la sameynayo isku aadka & Wax waliba oo aad u baahan tahay
(Yurub) 13 Dis 2021. Waxaa dhowaan soo idlaaday heerka guruubyada UEFA Champions Leaue, waxaana lagu wadaa in maanta la sameeyo…
Read More » -
England
Liverpool oo 80 milyan oo euro ku dooneysa inay Real Madrid kaga soo qaadato laacibkan bisha January
(Liverpool) 13 Dis 2021. Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa diyaar u ah inay suuqa January ee soo aaddan geliso dhaqaale xooggan…
Read More » -
France
Kylian Mbappe oo taariikh u dhigay PSG iyo horyaalka Ligue 1 kaddib goolashiisii xalay
(Paris) 13 Dis 2021. Xiddiga Kylian Mbappe ayaa xalay labo gool u dhaliyay naadiga Paris Saint-Germain ciyaartii ay 2-0 ku dubatay…
Read More » -
England
Manchester United oo ugaarsaneysa difaac ay Barcelona dooneyso inay iska iibiso & Qiimaha lagu heli karo oo la baahiyay
(Manchester) 13 Dis 2021. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa lasoo warinayaa inay dooneyso inay ka faa’ideysato xaraashka ay Barcelona ku…
Read More » -
England
Chelsea oo hal tallaabo u jirta inay si rasmi ah heshiis kordhin ugu sameyso labo ka mid ah xiddigaheeda muhiimka & Qorshahaas oo daaqadda ka saaray mustaqbalka laacib kale
(London) 13 Dis 2021. Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa lasoo warinayaa inay ugu dambeyn xal u heshay qaar ka mid ah…
Read More »