Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Real Madrid iyo Atletico Madrid ee horyaalka La Liga oo la shaaciyey

(Madrid) 12 Dis 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka adag ee Kooxaha Real Madrid iyo Atletico Madrid ee horyaalka La Liga ayaa la shaaciyey.

Kulanka ugu xiisaha badan horyaallada waaweyn ee qaaradda Yurub toddobaadkan ayaa caawa laga ciyaari doonaa horyaalka La Liga marka ay iska hor imaadaan kooxaha Real Madrid iyo Atletico Madrid oo si adag ugu xifaaltama caasimadda Spain ee Madrid.

Hoggaamiyeyaasha horyaalka ee Real ayaa farqi 10 dhibcood ah ka sarreysa naadiga horyaalka difaacaneysa ee Atletico, waxayna Los Blancos kaalinta koowaad ku heysataa 39 dhibcood, halka naadiga martida ah ay kaalinta afaraad ku heysato 29 dhibcood inkastoo ay kulan baaqi ah heysato.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Real Madrid XI:

Image

Atletico Madrid XI:

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close