Tababare Xavi oo si RASMI ah u shaaciyey liiska xiddigaha Barcelona ee ka qeyb galaya kulanka Osasuna… (Yaa ka maqan yaase ku soo baxay?)

(Barcelona) 11 Dis 2021. Tababaraha kooxda kubadda cagta Barcelona ee Xavi Hernández ayaa shaaciyay liiska 22-ka ciyaaryahan ee uu ku shaqayn doono kulanka Osasuna ay ku wada ciyaari doonaan horyaalka La Liga ee dalka Spain.

Liiska xiddigaha uu magacaabay Xavi Hernández kulanka ay bari ay booqan doonaan naadiga Osasuna waxaa dhanka weerarka hoggaaminaya xiddigaha Philippe Coutinho iyo Ousmane Dembélé, waxaana kulankan maqan Memphis Depay.

Haddaba halkaan hoose ka eeg liiska xiddigaha kooxda Barcelona ay kala qeyb galayso kulanka ay booqan doonaan naadiga Osasuna:-

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close