Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Arsenal iyo Southampton ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey

(London) 11 Dis 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka dag Kooxaha Arsenal iyo Southampton ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.

Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa dooneysa inay kusoo laabato waddada guulaha ciyaaraha horyaalka Premier League kaddib guuldarradii ay kala kulantay Everton toddobaadkii hore, waxayna maqribnimada maanta soo dhoweyneysaa naadiga Southampton.

Gunners ayaa haatan ku jirta kaalinta toddobaad ee kala sarreynta horyaalka iyadoo leh 23 dhibcood, waxayna marti sooreysaa Saints oo 16 dhibcood la fadhisa kaalinta 16-aad ee kala sarreynta.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Arsenal  XI:

Southampton XI:

Southampton starting eleven: Caballero, Livramento, Stephens, Bednarek, Walker-Peters, Diallo, Ward-Prowse captain, Redmond, Tella, Adam Armstrong, Broja. Substitutes: Lewis, Valery, Lyanco, Perraud, Smallbone, Djenepo, Elyounoussi, Walcott, Long.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close