Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Norwich City iyo Man United ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey

(Norwich) 11 Dis 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka dag Kooxaha Norwich City iyo Manchester United ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.

Kooxaha Norwich City iyo Manchester United ayaa soo xiraya kulammada maanta illaa caawa laga ciyaarayo Premier League iyadoo labada Red Devils ay marti ku tahay garoonka kooxda Norwich.

Naadiga Norwich ayaa ku jirta booska ugu hooseeyaa kala sarreynta horyaalka iyadoo leh kaliya 10 dhibcood, halka Man United oo kulankii ugu dambeeyay guul gaartay ay leedahay 24 dhibcood iyadoo ku jirta booska lixaad.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Norwich City XI:

Image

Man United XI:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close