Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Liverpool iyo Aston Villa ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey

(Liverpool) 11 Dis 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka dag Kooxaha Liverpool iyo Aston Villa ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.

Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa maanta soo dhoweyneysa halyeygeeda Steven Gerrard oo aysan markan biyo qabow u shubi doonin maadaama uu leylinayo naadiga Aston Villa oo kula balansan ciyaar ka tirsan Premier League.

Reds ayaa toddobaadkii hore soo gashay booska labaad ee kala sarreynta horyaalka iyadoo haatan leh 34 dhibcood, halka ay Villa ku jirto kaalinta 11-aad iyadoo leh 19 dhibcood.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Liverpool XI:

Aston Villa XI:

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close