Ancelotti oo si RASMI ah ugu dhawaaqay liiska xiddigaha Real Madrid uga qeyb galaya kulanka adag ee Madrid Derby

(Madrid) 11 Dis 2021. Waxaa la shaaciyey liiska xiddigaha kooxda kubadda cagta Real Madrid uga qeyb galaya kulanka adag habeen dambe ee kooxda Atletico Madrid kula ciyaari doonaan horyaalka La Liga ee dalka Spain.

Naadiga Los Blancos ayaa shaacisay liiska xiddigaha uga qeyb-galaya kulanka habeen dambe ay ku soo dhaweyn doonaan kooxda Atletico Madrid garoonka Santiago Bernabéu.

Liiska Real Madrid ayaa waxaa dhanka weerarka ka hoggaaminaya xiddigaha kala ah Karim Benzema, Marco Asensio, Eden Hazard iyo Vinicius Junior.

Haddaba halkaan hoose ka eeg liiska xiddigaha Kooxda Real Madrid uga qeyb-gaya kulanka habeen dambe ay soo dhaweyn doonaan Atletico Madrid:-

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close