Day: December 10, 2021
-
England
Tababare Ralf Rangnick oo sheegay goorta uu Pogba dib ugu soo laabanayo Man United
(Manchester) 10 Dis 2021. Tababaraha Manchester United ee Ralf Rangnick ayaa go’aamiyay goorta uu dib ugu soo laabanayo Paul Pogba kooxda,…
Read More » -
England
RASMI: Laacibka ku guuleystay abaal-marinta xiddiga bisha November ugu fiicnaa horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(England) 10 Dis 2021. Waxaa la shaaciyey xiddiga ku guuleystay abaal-marinta laacibka bishii November ugu fiicnaa ee horyaalka Premier League,…
Read More » -
England
RASMI: Tababaraha ku guuleysatay abaal-marinta macalinka bisha November ee Premier League oo la shaaciyay
(England) 10 Dis 2021. Waxaa la shaaciyey tabaraha ku guuleystay abaal-marinta macalinka bishii November ugu fiicnaa ee horyaalka Premier League, waxaana…
Read More » -
England
Barcelona oo qorsheyneysa saxiixa xiddiga muhiim ka ah Manchester United
(Barcelona) 10 Dis 2021. Wargeysyada Spain ayaa sheegay in Barcelona ay qorsheyneyso inay lasoo saxiixato xiddiga Manchester United Marcus Rashford, inta…
Read More » -
England
Real Madrid oo bisha January u dhaqaaqeysa saxiixa xiddig ka tirsan kooxda Chelsea
(Madrid) 10 Dis 2021. Wargeyska “Marca” ee dalka Spain ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in maamulka kooxda Real Madrid ay u…
Read More » -
Horyaallada
“Wuxuu ahaa beenaale!” – Daafac hore kooxda Barcelona ah oo weerar ku qaaday Koeman
(Barcelona) 10 Dis 2021. Daaficii hore Barcelona ee Junior Firpo ayaa weerar kulul ku qaaday tababarihii hore ee kooxda Ronald…
Read More » -
England
“Salah waa kan ugu fiican adduunka” – Halyeey reer England ah
(Liverpool) 10 Dis 2021. Halyeey reer England iyo kooxda Newcastle United ee Alan Shearer ayaa xaqiijiyay in xiddiga Liverpool ee Mohamed…
Read More » -
Champ' League
Bojan oo fariin u diray kooxdiisii hore ee Barcelona kaddib markii laga soo ciribtiray Champions League
(Barcelona) 10 Dis 2021. Xiddigii hore Barcelona ee Bojan Krkic ayaa xaqiijiyay in ku biiritaanka Blaugrana ee tartanka Europa League…
Read More » -
Horyaallada
“Waan ku guuleysan karaa Ballon d’Or” – Vinícius Jr
(Madrid) 10 Dis 2021. Ciyaaryahanka reer Brazil iyo kooxda Real Madrid ee Vinicius Junior, ayaa sheegay inuu ku guuleysan karo…
Read More » -
Champ' League
Xavi oo canaantay xiddigaha Barcelona kaddib markii laga reebay Champions League
(Barcelona) 10 Dis 2021. Tababaraha kooxda Barcelona Xavi ayaa muujiyay sida uu uga xun yahay guuldaradii 0-3 ahayd ay kala kulmeen…
Read More »