Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha FC Zenit iyo Chelsea ee tartanka Champions League oo la shaaciyey

(Zenit) 08 Dis 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Zenit St. Petersburg iyo Chelsea ee tartanka Champions League ayaa la shaaciyey

Garoonka Gazprom Arena ee dalka Russia ayaa caawa marti gelinaya kulankan ay caawa labada kooxood isaga hor imaanayaan wareegga guruubyada ee Champions League xilli ciyaareedkan, xilli Kulankan uu ka tirsan yahay guruubka H.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

FC Zenit XI:

Image

Chelsea XI:

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close