Man United, Chelsea, Barcelona, Juventus iyo guud ahaan kulammada caawa laga ciyaari doono Champions League

(Yurub) 08 Dis 2021. Kulammo ka tirsan wareegga guruubyada tartanka Champions League ayaa caawa lagu ciyaari doonaa garoommo kala duwan oo ku yaalla dalalka qaaradda Yurub.

Kooxaha Manchester United, Barcelona, Bayern Munich, Chelsea iyo Juvnetus, ayaa ugu madax fiiqan kooxaha caawa ka ciyaaraya kulammada lixaad wareegga guruubyada ee tartanka Champions League.

Haddaba halkan hoose ka eeg dhammaan kulammada caawa laga ciyaari doono Champions League iyo saacadaha ay bilaaban doonaan:

Group E – Champions League

11:00 Habeennimo Bayern Munich vs Barcelona

11:00 Habeennimo Benfica vs Dynamo Kyiv

Group F – Champions League

11:00 Habeennimo Atalanta vs Villarreal

11:00 Habeennimo Manchester United vs Young Boys

Group G – Champions League

11:00 Habeennimo FC Salzburg vs Sevilla

11:00 Habeennimo Wolfsburg vs Lille

Group H – Champions League

08:45 Fiidnimo Juventus vs Malmo FF

08:45 Fiidnimo Zenit St. Petersburg vs Chelsea.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close