Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Real Madrid iyo Inter ee tartanka Champions League oo la shaaciyey

(Madrid) 07 Dis 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Real Madrid iyo Inter ee tartanka Champions League ayaa la shaaciyey.

Garoonka Santiago Bernabéu magaalada Madrid ee dalka Spain ayaa caawa marti gelinaya kulankan ay caawa labada kooxood isaga hor imaanayaan wareegga guruubyada ee Champions League xilli ciyaareedkan, xilli Kulankan uu ka tirsan yahay guruubka D.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Real Madrid XI:

Image

Inter XI: Samir Handanovic; Danilo D’Ambrosio, Milan Skriniar, Alessandro Bastoni; Denzel Dumfries, Nicolo Barella, Stefano Sensi, Arturo Vidal, Ivan Perisic; Edin Dzeko, Lautaro Martinez.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close