Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha RB Leipzig iyo Man City ee tartanka Champions League oo la shaaciyey

(Leipzig) 07 Dis 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha RB Leipzig iyo Manchester City ee tartanka Champions League ayaa la shaaciyey.

Garoonka Red Bull Arena ee dalka Germany ayaa caawa marti gelinaya kulankan ay caawa labada kooxood isaga hor imaanayaan wareegga guruubyada ee Champions League xilli ciyaareedkan, xilli Kulankan uu ka tirsan yahay guruubka A.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

RB Leipzig XI:

Image

Manchester City XI:

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close