Day: December 7, 2021
-
Champ' League
Kooxaha Real Madrid iyo Liverpool oo guulo gaaray & guud ahaan natiijooyinka kulammadii caawa laga ciyaaray tartanka UCL… SAWIRRO
(Yurub) 07 Dis 2021. Ciyaaro ka tirsan kulammada lixaad wareegga guruubyada tartanka Champions League ayaa caawa lagu ciyaaray garoommo kala duwan…
Read More » -
Champ' League
RB Leipzig oo heshay booskeeda Europa League kaddib markii ay ka adkaatay Man City, xilli PSG ay xasuuqday Club Brugge… +SAWIRRO
(Yurub) 07 Dis 2021. Manchester City ayaa guuldarro kala soo kulantay kooxda RB Leipzig oo ay booqatay kaddib marki loogu soo…
Read More » -
Champ' League
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Real Madrid iyo Inter ee tartanka Champions League oo la shaaciyey
(Madrid) 07 Dis 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Real Madrid iyo Inter ee tartanka Champions League ayaa la shaaciyey. Garoonka…
Read More » -
Champ' League
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha AC Milan vs Liverpool ee tartanka Champions League oo la shaaciyey
(Milan) 07 Dis 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha AC Milan vs Liverpool ee tartanka Champions League ayaa la shaaciyey Kooxda…
Read More » -
Champ' League
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha RB Leipzig iyo Man City ee tartanka Champions League oo la shaaciyey
(Leipzig) 07 Dis 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha RB Leipzig iyo Manchester City ee tartanka Champions League ayaa la shaaciyey.…
Read More » -
France
Lewandowski oo si adag uga jawaabay hadaladii Messi ee ku saabsanaa abaal-marinta Ballon d’Or
(Munich) 07 Dis 2021. Weeraryahanka kooxda Bayern Munich ee Robert Lewandowski ayaa dhaliyay muran baahsan qaabkii uu uga jawaabay erayadii…
Read More » -
England
Halkee ayay marayaan wada-hadallada u dhexeeya naadiga Barcelona iyo difaaca Chelsea ee Azpilicueta?
(London) 07 Dis 2021. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa lagu soo warramayaa inay wada-xaajood heer wacan maraya kula jirto kabtanka naadiga…
Read More » -
England
RASMI: Isku aadka wareegga saddexaad ee tartanka FA Cup oo la sameeyay… (Man United oo la kulantay isku-aadka ugu kulul & Taariikhda la ciyaari doono wareeggan)
(England) 07 Dis 2021. Waxaa xalay la sameeyay isku aadka tartanka ugu cimriga fog taariikhda kubadda cagta Ingiriiska ee FA Cup…
Read More » -
England
Liverpool, Man City, Real Madrid, PSG iyo guud ahaan kulammada caawa laga ciyaari doono Champions League
(Yurub) 07 Dis 2021. Kulammo ka tirsan wareegga guruubyada tartanka Champions League ayaa caawa lagu ciyaari doonaa garoommo kala duwan oo…
Read More » -
Champ' League
Horudhac: AC Milan vs Liverpool… (Maxay Rossoneri u baahan tahay si ay ugu soo baxdo wareegga 16-ka Champions League?)
(Milan) 07 Dis 2021. Kooxda kubadda cagta AC Milan ayaa weli usoo bixi karta wareegga bug-baxda tartanka Champions League kaasoo kulankii…
Read More »