Tababare Xavi oo si RASMI ah u shaaciyey liiska xiddigaha Barcelona ee ka qeyb galaya kulanka Bayern Munich ee Champions League

(Barcelona) 06 Dis 2021. Tababaraha kooxda kubadda cagta Barcelona ee Xavi Hernández ayaa shaaciyay liiska 23-ka ciyaaryahan ee uu ku shaqayn doono kulanka habeenka Arbacda ay kula ciyaari doonaan Bayern Munich tartanka Champions League.

Liiska xiddigaha uu magacaabay Xavi Hernández kulanka ay habeenka Arbacda booqan doonaan naadiga Bayern Munich waxaa dhanka weerarka hoggaaminaya xiddigaha Memphis Depay iyo Ousmane Dembélé.

Haddaba halkaan hoose ka eeg liiska xiddigaha kooxda Barcelona ay kala qeyb galayso kulanka ay booqan doonaan naadiga Bayern Munich ee tartanka Champions League:-

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close