Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Everton iyo Arsenal ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey

(Liverpool) 06 Dis 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka dag Kooxaha Everton iyo Arsenal ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.

Kulanka ugu dambeeya horyaalka Premier League ayaa caawa la ciyaari doonaa markaasoo ay naadiga Everton marti gelineyso kooxda kubadda cagta Arsenal.

Everton ayaa qaab ciyaareed liita ku jirta xilli ciyaareedkan iyadoo kaalinta 16-aad ee kala sarreynta horyaalka kula jirta 15 dhibcood halka Arsenal ay kaalinta todobaad kula jirto 23 dhibcood.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Everton  XI:

Image

Arsenal XI:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close