Day: December 6, 2021
-
Champ' League
Tababare Xavi oo si RASMI ah u shaaciyey liiska xiddigaha Barcelona ee ka qeyb galaya kulanka Bayern Munich ee Champions League
(Barcelona) 06 Dis 2021. Tababaraha kooxda kubadda cagta Barcelona ee Xavi Hernández ayaa shaaciyay liiska 23-ka ciyaaryahan ee uu ku…
Read More » -
England
Everton oo guul soo laabasho ah kaga gaartay Arsenal garoonkeeda Goodison Park… +SAWIRRO
(Liverpool) 06 Dis 2021. Everton oo guul soo laabasho ah kaga gaartay Arsenal garoonkeeda Goodison Park, kaddib markii ay kaga adkaatay…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Everton iyo Arsenal ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(Liverpool) 06 Dis 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka dag Kooxaha Everton iyo Arsenal ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey. Kulanka…
Read More » -
Horyaallada
“Barcelona waxba iskama beddelin kaddib imaatinka Xavi” – Van Basten
(Barcelona) 06 Dis 2021. Halyeeyga kubadda cagta Holland ee Marco van Basten ayaa xaqiijiyay in kooxda Barcelona aysan waxba iska…
Read More » -
Champ' League
“Kordhinta qandaraaska Salah ma ahan sida in shah lala cabayo isaga” – Klopp
(Liverpool) 06 Dis 2021. Tababaraha kooxda Liverpool ee Jürgen Klopp ayaa xaqiijiyay in wada xaajoodyada lagu cusboonaysiinayo heshiiska Mohamed Salah ee…
Read More » -
Champ' League
Ancelotti oo ku dhawaaqay liiska xiddigaha Real Madrid uga qeyb galaya kulanka Inter ee Champions League… (Yaa ka maqan yaase ku soo baxay?)
(Madrid) 06 Dis 2021. Waxaa la shaaciyey liiska xiddigaha kooxda kubadda cagta Real Madrid ugu qeyb galaya kulanka ay soo dhaweyn…
Read More » -
England
Kooxda Barcelona oo horumar ka sameysay wadahadallada ay kula jirto mid ka mid ah xiddigaha Chelsea
(Barcelona) 06 Dis 2021. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa la soo warinayaa inay horumar ka sameysay wadahadallada ay kula jirto…
Read More » -
England
Liverpool oo rajo weyn ka qabta inay Kooxda Real Madrid kala soo saxiixato Toni Kroos
(Liverpool) 06 Dis 2021. Liverpool ayaa lagu soo warramayaa inay rajo weyn ka qabto saxiixa Toni Kroos oo kaga imaanaya…
Read More » -
France
“Waxaan ka tirsanahay koox doonaysa inay ku guuleysato Champions League, waxaan ahay Parisian” – Mbappe oo ka hadlay mustaqbalkiisa PSG
(Paris) 06 Dis 2021. Kylian Mbappe ayaa qiray inuusan meesha ka saari karin inuu sii joogayo Paris Saint-Germain, xilli xiddig…
Read More » -
England
Kooxda Liverpool oo u dhaqaaqaysa soo xero-gelinta xiddig ka tirsan Napoli… (Booskee ayuu ka ciyaaraa?)
(Liverpool) 06 Dis 2021. Sida wararku ay sheegayaan kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa indhaha ku haysa inay u dhaqaaqdo soo…
Read More »