Shaxda rasmiga ah kulanka Manchester United iyo Crystal Palace… (Yuu safka hore ku soo bilaabay Macallinka cusub ee Man Utd?)

(Manchester) 05 Dis 2021. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah ee ay garoonka ku soo galayaan kooxaha Manchester United iyo Crystal Palace.

Macallinka cusub ee Man United, Ralf Rangnick ayaa safkiisa hore ku soo billaabay Ronaldo, Sancho iyo Rashford.

Haddaba halkaan hoose ka eeg safafka labada kooxood ay ku soo galeen kulanka galabta:-

Man United XI: De Gea, Dalot, Lindelof, Maguire, Telles, Fred, McTominay, Fernandes, Sancho, Rashford, Ronaldo.

Crystal Palace XI: Guaita, Clyne, Tomkins, Guehi, Mitchell, Kouyate, Schlupp, Gallagher, Ayew, Benteke, Zaha.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close