Day: December 5, 2021
-
England
Bruno Fernandes oo fariin u diray ciyaartoyda Man United kaddib guushii ay ka gaareen Crystal Palace
(Manchester) 05 Dis 2021. Bruno Fernandes yaa fariin u diray ciyaartoyda Manchester United kaddib guushii ay maanta kaga gaareen Crystal Palace…
Read More » -
England
Rangnick oo ammaanay Ronaldo kaddib guushii ugu horeysay ee uu la gaaray Man United
(Manchester) 05 Dis 2021. Tababaraha Manchester United Ralf Rangnick ayaa ammaanay xiddiga kooxda Cristiano Ronaldo, kaddib guushii ay maanta ka gaareen…
Read More » -
France
“Lionel Messi wuxuu ku dhiban yahay Paris” – Luis Suárez
(Madrid) 05 Dis 2021. Laacibka reer Uruguay iyo kooxda Atletico Madrid ee Luis Suárez ayaa sheegay in saaxiibkiis u ciyaara…
Read More » -
England
Fred oo guul ku hoggaamiyay Man United kaddib markii ay ka adkaadeen Crystal Palace oo marti ugu ahayd Old Trafford… +SAWIRRO
(Manchester) 05 Dis 2021. Fred ayaa guul ku hoggaamiyay Manchester United kaddib markii ay ka adkaadeen Crystal Palace oo marti ugu…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka Manchester United iyo Crystal Palace… (Yuu safka hore ku soo bilaabay Macallinka cusub ee Man Utd?)
(Manchester) 05 Dis 2021. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah ee ay garoonka ku soo galayaan kooxaha Manchester United iyo…
Read More » -
England
Liverpool oo dooneysa inay sii xoojiso weerarkeeda iyadoo qorsheyneysa inay u dhaqaaqdo xiddigan bartilmaameedka u ah Chelsea
(Liverpool) 05 Dis 2021. Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa dooneysa inay sii xoojiso safkeeda weerarka suuqa January ee soo aaddan kaddib…
Read More » -
England
Kabtanta Arsenal ee Aubameyang oo bartilmaameed u ah shan naadi oo ay ku jiraan Barcelona iyo Real Madrid
(London) 05 Dis 2021. Kaddib shakiga weyn ee soo food saaray mustaqbalkiisa Arsenal, Pierre-Emrick Aubameyang ayaa diiradda u saaran illaa iyo…
Read More » -
England
Manchester United oo xiddig ka ciyaara Premier League u aragta baddelka Paul Pogba & Wargeys kasoo baxa Ingiriiska oo daaha ka rogay xilliga ay u dhaqaaqeyso
(Manchester) 05 Dis 2021. Mustaqbalka xiddiga khadka dhexe kaga ciyaara naadiga Manchester United ee Paul Pogba ayaa wali wajahaya hubanti la’aan…
Read More » -
Spain
Kaddib dhaawacii xalay soo gaaray, miyuu Karim Benzema ciyaari doonaa kulammada ay Real Madrid la leedahay Inter iyo Atletico?
(Madrid) 05 Dis 2021. Waxaa xalay dhaawac muruqa bowdada ah uu soo gaaray laacibka Real Madrid ee Karim Benzema kaasoo garoonka…
Read More » -
England
Horudhac: Manchester United vs Crystal Palace… (Ralf Rangnick oo kulankiisa ugu horreeya leylin doona Red Devils & Palace oo guul ka heysata Old Trafford labadii booqasho ee ugu dambeysay)
(Manchester) 05 Dis 2021. Waxaa caawa markii ugu horreysey naadiga Manchester United hoggaamin doona macallinkeeda ku meel gaarka ah ee Ralf…
Read More »