Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Wolves iyo Liverpool ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey

(Wolverhampton) 04 Dis 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka dag Kooxaha Wolverhampton iyo Liverpool ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.

Naadiga Wolverhampton Wanderers ayaa mid ka mid ah kulummada ugu xiisaha badan horyaalka Premier League maqribnimada maanta kula balansan naadiga Liverpool oo xilli ciyaareedkan loollan xooggan ugu jirta hanashada horyaalka.

Wolves ayaa kaalinta siddeedaad kaga jirta jadwalka kala sarreynta horyaalka Ingiriiska iyadoo leh 21dhibcood, waxayna 10 dhibcood ka sarreysaa Reds oo booska saddexaad kula jirta 31 dhibcood.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Wolves XI:

Liverpool XI:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close