Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha West Ham United iyo Chelsea ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey

(London) 04 Dis 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka dag Kooxaha West Ham United iyo Chelsea ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.

Kooxaha ka wada dhisan caasimadda Ingiriiska ee London ee kala ah West Ham United iyo Chelsea ayaa ku hardami doona kulanka ugu horreeya ee Horyaalka Premier League todobaadkan.

Labadan naadi ayaa qayb ka ah kooxaha ku jira afarta boos ee ugu sarreeya jadwalka kala sarreynta horyaalka Ingiriiska iyadoo West Ham oo ku jirta kaalinta afaraad ay leedahay 24 dhibcood, halka ay Chelsea hoggaanka horyaalka ku heyso 33 dhibcood.

Mount ayaa wajahaya Rice, halka Havertz uu hoggaaminayo weerarka kooxda Blues.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

West Ham XI:

Image

Chelsea XI:

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close