Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Watford iyo Manchester City ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey

(Watford) 04 Dis 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka dag Kooxaha Watford iyo Manchester City ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.

Watford ayaa kaalinta 17-aad ee kala sarreynta horyaalka kula jirta 13 dhibcood, halka Man City ay kaalinta labaad ku heysato 32 dhibcood waxayna dhibic ka dambeysaa Chelsea oo hoggaanka heysa.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Watford  XI:

Image

Man City XI:

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close