Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Real Sociedad iyo Real Madrid ee horyaalka La Liga oo la shaaciyey

(San Sebastián) 04 Dis 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka adag ee Kooxaha Real Sociedad iyo Real Madrid ee horyaalka La Liga ayaa la shaaciyey.

Naadiga Real Madrid ayaa dooneysa inay sii dheereysato hoggaanka La Liga iyadoo caawa booqaneysa Real Sociedad oo ka mid ah kooxaha safafka ugu horreeya kaga jira horyaalka dalka Spain.

Real ayaa haatan booska saddexaad kaga jirta La Liga iyadoo leh 29 dhibcood, waxayna toddobo dhibcood ka dambeysaa Los Blancos oo hoggaanka ku heysa 36 dhibcood.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Real Sociedad XI:

Image

Real Madrid XI:

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close