Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Barcelona iyo Real Betis ee horyaalka La Liga oo la shaaciyey

(Barcelona) 04 Dis 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka adag ee Kooxaha Barcelona iyo Real Betis ee horyaalka La Liga ayaa la shaaciyey.

Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa dooneysaa inay kusoo laabato safafka hore ee horyaalka La Liga marka ay maanta garoonkeeda kusoo dhoweyneyso Real Betis kulan ka tirsan horyaalka dalka Spain.

Barca ayaa haatan fadhisa kaalinta toddobaad ee kala sarreynta horyaalka iyadoo leh 23 dhibcood, waxayna afar dhibcood ka hooseysaa kooxda ay la ciyaareyso ee Betis taasoo kaalinta shanaad ku heysata 27 dhibcood.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Barcelona XI:

Image

Real Betis XI:

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close