Day: December 3, 2021
-
Horyaallada
Ancelotti oo si xiiso leh kaga hadlay arrimaha ku saabsan heshiiska Mbappé ee Real Madrid
(Madrid) 03 Dis 2021. Tababaraha kooxda Real Madrid ee Carlo Ancelotti ayaa ka hadlay hadalkii Kylian Mbappé ee ahaa in riyadiisa…
Read More » -
Horyaallada
Ancelotti oo si RASMI ah ugu dhawaaqay liiska xiddigaha Real Madrid uga qeyb galaya kulanka adag habeen dambe ee kooxda Real Sociedad
(Madrid) 03 Dis 2021. Waxaa la shaaciyey liiska xiddigaha kooxda kubadda cagta Real Madrid uga qeyb galaya kulanka adag habeen dambe…
Read More » -
England
Ka bogo wax kasta oo uu Ralf Rangnick uga hadlay shirkiisa jaraa’id ugu horreeyay Man United….(Muxuuse ka yiri Ronaldo?)
(Manchester) 03 Dis 2021. Tababaraha cusub Manchester United ee Ralf Rangnick ayaa qabtay shirkiisa jaraa’id ugu horreeyay ee kooxda maanta…
Read More » -
England
“Ousmane Dembélé wuu ka fiican yahay Mbappe, waxaana rajeynayaa inuu sii joogo Barcelona” – Laporta
(Barcelona) 03 Dis 2021. Madaxweynaha kooxda Barcelona ee Joan Laporta, ayaa sheegay in ciyaaryahankiisa reer France ee Osman Dembele…
Read More » -
England
Ronaldo oo kiciyay xamaasadda taageerayaasha Man United kaddib RIKOODHKII uu xalay dhigay
(Manchester) 03 Dis 2021. Xiddiga kooxda Manchester United ee Cristiano Ronaldo ayaa muujiyay xamaasadiisa kaddib guushii ay xalay Red Devils…
Read More » -
England
Arteta oo muujiyay sida uu kaga xun yahay guuldarradii kooxdiisa Arsenal ay kala kulantay Man United
(Manchester) 03 Dis 2021. Tababaraha kooxda Arsenal ee Mikel Arteta ayaa muujiyay sida uu uga xun yahay guuldarradii ay la…
Read More » -
England
Jürgen Klopp oo doonaya inuu ku xoojiyo difaaca Liverpool xiddig ka tirsan Barcelona
(Liverpool) 03 Dis 2021. Tababaraha kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa doonaya inuu xoojiyo kooxdiisa inta lagu jiro xilliyada soo…
Read More » -
England
Muxuu Bruno Fernandes ka yiri guushii Man United ay ka gaartay Arsenal??
(Manchester) 03 Dis 2021. Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Portugal iyo kooxda Manchester United Bruno Fernandes ayaa ka hadlay guushii ay…
Read More » -
England
Allegri oo Ronaldo kaga xanaajiyay hadal kulul oo ku saabsan Messi
(Turin) 03 Dis 2021. Tababaraha kooxda Juventus ee Massimiliano Allegri ayaa iska indho tiray ciyaartoygiisii hore ee Cristiano Ronaldo mar…
Read More »