Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Man United iyo Arsenal ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey

(Manchester) 02 Dis 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka dag Kooxaha Manchester United iyo Arsenal ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.

Waxaa caawa dhici doono kulanka ugu weyn ciyaaraha bartamaha toddobaadka horyaalka Premier League iyadoo ay Manchester United soo dhoweyneyso dhiggeeda Arsenal.

Man United ayaa u baahan inay waddada guulaha ee horyaalka Ingiriiska kusoo laabato kaddib labadii kulammadii ugu dambeeyay oo aysan guuleysan, waxayna haatan kaalinta 10-aad kula jirtaa 18 dhibcood, halka Gunners oo ciyaartii ugu dambeysay soo garaacday Newcastle United ay leedahay 23 dhibcood iyadoo fadhisa kaalinta shanaad ee kala sarreynta horyaalka.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Man United XI:

Arsenal XI:

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close