Day: December 2, 2021
-
England
Man United oo guul soo laabasho ah ka gaartay Arsenal oo marti u ahayd, xilli Ronaldo uu gaaray goolkiisii 800-aad… +SAWIRRO
(Manchester) 02 Dis 2021. Manchester United ayaa ku garaacday garoonkeeda Old Trafford kooxda Arsenal oo marti u ahayd, kaddib markii ay…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Man United iyo Arsenal ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(Manchester) 02 Dis 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka dag Kooxaha Manchester United iyo Arsenal ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.…
Read More » -
Horyaallada
Laporta oo shaaca ka qaaday fikradiisa ku aadan dib u cusbooneysiinta qandaraaska Osman Dembele
(Barcelona) 02 Dis 2021. Madaxweynaha kooxda Barcelona ee Joan Laporta ayaa shaaca ka qaaday fikradiisa ku aadan dib u cusbooneysiinta qandaraaska…
Read More » -
Horyaallada
Toni Kroos oo iska indho tiray magaca Cristiano Ronaldo!
(Madrid) 02 Dis 2021. Laacibka khadka dhexe ee kooxda Real Madrid iyo xulka qaranka Germany ee Toni Kroos ayaa iska…
Read More » -
Germany
Ma dhab baa in Robert Lewandowski uu wakiilkiisa ku amray inuu ka shaqeeyo sidii uu ugu biirin lahaa Real Madrid?
(Madrid) 02 Dis 2021. Wararka ka imaanaya dalka Spain ayaa warinaya in Robert Lewandowski uu baxsad usoo yahay kooxda Real Madrid…
Read More » -
Spain
Barcelona oo war kasoo saartay halka ay marayaan wada-hadallada heshiis kordhinta ee Ousmane Dembele
(Barcelona) 02 Dis 2021. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa wali wada-xaajood kula jirta weeraryahankeeda Ousmane Dembele kaasoo ay doonayaan inay heshiiska…
Read More » -
England
Man City diyaar ma u tahay inay u tartanto hanashada Premier League? – Guardiola ayaa ka jawaabaya
(Manchester) 02 Dis 2021. Tababaraha kooxda Manchester City ee Pep Guardiola ayaa xaqiijiyay in Citizens ay diyaar u tahay inay…
Read More » -
England
Salah oo ka hadlay dareenkiisa kaddib markii uu kaalinta toddobaad ka galay liiska abaal-marinta Ballon d’Or 2021
(Liverpool) 02 Dis 2021. Xiddiga reer Masar iyo kooxda Liverpool ee Mohamed Salah, ayaa ka hadlay dareenkiisa kaddib markii uu…
Read More » -
England
Horudhac: Manchester United vs Arsenal… (Ka bogo rikoorrada la yaabka leh ee caawa la arki karo & Xaaladda xiddigaha labada naadi)
(Manchester) 02 Dis 2021. Waxaa caawa dhici doono kulanka ugu weyn ciyaaraha bartamaha toddobaadka horyaalka Premier League iyadoo ay Manchester United…
Read More »