Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Watford iyo Chelsea ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey

(Watford) 01 Dis 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka dag Kooxaha Watford iyo Chelsea ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.

Watford ayaa kaalinta 17-aad ee kala sarreynta horyaalka ku jirto iyadoo leh 13 dhibcood, halka Blues oo kulankii ugu dambeeyay barbarro lasoo gashay Man United ay hoggaanka ku heyso 30 dhibcood.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Watford XI:

Image

Chelsea XI:

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close