Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Real Madrid iyo Athletic Club ee horyaalka La Liga oo la shaaciyey

(Madrid) 01 Dis 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka adag ee Kooxaha Real Madrid iyo Athletic Club ee horyaalka La Liga ayaa la shaaciyey.

Los Blancos ayaa hoggaanka horyaalka ku heysa 33 dhibcood iyadoo ciyaartay 14-kulan, waxayna kulankeedii baaqday ciyaareysaa caawa, Athletic oo dhanka kulammada kala mid ah Madrid ayaa kaalinta siddeedaad la fadhisa 20 dhibcood.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Real Madrid XI:

Image

Athletic Club XI:

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close