Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Everton iyo Liverpool ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey

(Liverpool) 01 Dis 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka dag Kooxaha Everton iyo Liverpool ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.

Kulanka xiisaha xambaarsan ee Merseyside Derby ayaa caawa laga ciyaari doonaa horyaalka Premier League iyadoo kooxda Everton ay caawa marti gelineys dhiggeeda Liverpool.

Toffies ayaa booska 14-aad kaga jirta kala sarreynta horyaalka Premier League iyadoo leh 15 dhibcood halka Reds ay booska saddexaad kula jirto 28 dhibcood.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Everton XI:

Image

Liverpool XI:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close