Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Aston Villa iyo Man City ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey

(Birmingham) 01 Dis 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka dag Kooxaha Aston Villa iyo Manchester City ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.

Aston Villa ayaa kaalinta 13-aad kaga jirta kala sarreynta horyaalka Ingiriiska iyadoo leh 16 dhibcood, waxayna wajaheysaa kooxda ku jirta kaalinta labaad ee horyaalka waxayna Man City leedahay 29 dhibcood, kaliya hal dhibic ayayna u jirtaa hoggaanka oo ay Chelsea 30 dhibcood ku heysato.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Aston Villa XI:

Image

Man City XI:

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close