Ancelotti oo si RASMI ah ugu dhawaaqay liiska xiddigaha Real Madrid uga qeyb galaya kulanka adag habeen dambe ee kooxda Athletic Bilbao

(Madrid) 30 Nof 2021. Waxaa la shaaciyey liiska xiddigaha kooxda kubadda cagta Real Madrid uga qeyb galaya kulanka adag habeen dambe ee kooxda Athletic Bilbao kula ciyaari doonaan horyaalka La Liga ee dalka Spain.

Naadiga Los Blancos ayaa shaacisay liiska xiddigaha uga qeyb-galaya kulanka ay habeen dambe ay ku soo dhaweyn doonto kooxda Athletic Bilbao garoonka Santiago Bernabeu.

Liiska Real Madrid ayaa waxaa dhanka weerarka ka hoggaaminaya xiddigaha kala ah Karim Benzema, Marco Asensio, Eden Hazard iyo Vinicius Junior.

Haddaba halkaan hoose ka eeg liiska xiddigaha Kooxda Real Madrid uga qeyb-gaya kulanka habeen dambe ay soo dhaweyn doonaan Athletic Bilbao:-

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close