Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Real Madrid iyo Sevilla ee horyaalka La Liga oo la shaaciyey

(Madrid) 28 Nof 2021Shaxda rasmiga ah kulanka adag ee Kooxaha Real Madrid iyo Sevilla ee horyaalka La Liga ayaa la shaaciyey.

Mid ka mid ah kulammada ugu xiisaha badan horyaalka La Liga ayaa caawa la ciyaari doonaa marka ay Real Madrid soo dhoweyso naadiga Sevilla.

Los Blancos ayaa haatan hoggaanka horyaalka la wareegtay kaddib guulo muhiim ah oo ay heshay kulammadii dambe waxayna booska ugu sarreeya horyaalka la fadhisaa 30 dhibcood kaddib 13 kulan, halka kooxda gobolka Andalusia ay kaalinta saddexaad la joogto 28 dhibcood xilli dhanka kulammada ay kala simman tahay kooxda ay u martineyso caawa.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Real Madrid XI:

Image

Sevilla XI:

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close