Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Chelsea iyo Man United ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey

(London) 28 Nof 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka dag Kooxaha Chelsea iyo Manchester United ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.

Kulanka ugu weyn horyaalka Premier League todobaadkan ayaa caawa lagu ciyaari doonaa magaalada London marka ay foodda is daraan kooxaha kala ah Chelsea iyo Manchester United.

Blues oo ah hoggaamiyaasha horyaalka haatan ayaa booska ugu sarreeya kula jirta 29 dhibcood, waxaana ay wajaheysaa Man United oo maalmo dhib badan dhex maquurraneysa isla markaana kaalinta sagaalaad la fadhisa 17 dhibcood.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Chelsea XI:

Image

Man United XI:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close