Day: November 28, 2021
-
Horyaallada
Vinícius Jr oo guul muuhiim ah farta ka saaray Real Madrid kaddib markii ay ka adkaadeen kooxda Sevilla… +SAWIRRO
(Madrid) 28 Nof 2021. Vinícius Jr ayaa guul muuhiim ah farta ka saaray Real Madrid kaddib markii ay kaga adkaadeen kooxda…
Read More » -
Horyaallada
Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Real Madrid iyo Sevilla ee horyaalka La Liga oo la shaaciyey
(Madrid) 28 Nof 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka adag ee Kooxaha Real Madrid iyo Sevilla ee horyaalka La Liga ayaa la…
Read More » -
England
Kooxaha Chelsea iyo Manchester United oo dhibcaha ku qeybsaday garoonka Stamford Bridge… +SAWIRRO
(London) 28 Nof 2021. Kooxaha Chelsea iyo Manchester United ayaa dhibcaha ku qeybsaday garoonka Stamford Bridge, kaddib markii ay ku kala…
Read More » -
England
Man City oo garoonkeeda Etihad saddexda dhincood kaga qaadatay kooxda West Ham… +SAWIRRO
(Manchester) 28 Nof 2021. Manchester City ayaa garoonkeeda Etihad saddexda dhincood kaga qaadatay kooxda West Ham, kaddib markii ay kaga adkaatay…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Chelsea iyo Man United ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(London) 28 Nof 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka dag Kooxaha Chelsea iyo Manchester United ee horyaalka Premier League ayaa la…
Read More » -
England
Pep Guardiola oo ka hadlay mustaqbalkiisa Tababarennimo… (Miyuu doonayaa inuu layliyo koox kale oo Ingiriis ah?)
(Manchester) 28 Nof 2021. Tababaraha kooxda kubadda cagta Manchester City ee Pep Guardiola ayaa ka hadlay mustaqabalkiisa iyo haddii uu…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Wax ka ogow noloshii adkeyd ee Goolhayaha Kooxda Chelsea Edouard Mendy… (Maxaa ka jira inuu Yaanyo goobeyn jiray? Mise la socotaa in Wakiilkiisu uu Taleefanka ku dhegeystay?)
(Chelsea) 28 Nof 2021. Warbixintaan cusub waxa aan kaga hadli doonnaa qiso ku dayasho mudan oo ku saabsan ciyaaryahan waqtigu ka…
Read More » -
England
Kooxda Manchester United oo aaminsan in Macallin Ralf Rangnick uu u soo gacan gelin karo Erling Haaland
(Manchester) 28 Nof 2021. Kooxda kubadda cagta Manchester United waxa ay aamisan tahay in macallin Ralf Rangnick uu u soo…
Read More » -
England
Agaasimaha kubadda cagta Barcelona oo ku sugan magaalada Manchester isagoo wada-xaajood kula jira labada naadi ee United iyo City… (Waa kuwee xiddigaha uu mid walba ka doonayo?)
(Manchester) 28 Nof 2021. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa wali dadaal ugu jirta sidii ay gacanta ugu soo dhigi lahayd ugu…
Read More » -
Horyaallada
Horudhac: Real Madrid vs Sevilla… (Xiddig muhiim ah oo kusoo laabtay safka Los Blancos & Rikoorrada is-araggan))
(Madrid) 28 Nof 2021. Mid ka mid ah kulammada ugu xiisaha badan horyaalka La Liga ayaa caawa la ciyaari doonaa marka…
Read More »