Day: November 27, 2021
-
Horyaallada
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Villarreal iyo Barcelona ee horyaalka La Liga oo la shaaciyey
(Villarreal) 27 Nof 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka adag ee Kooxaha Villarreal iyo Barcelona ee horyaalka La Liga ayaa la shaaciyey.…
Read More » -
England
Liverpool oo guul raaxo leh ka gaartay kooxda Southampton oo marti ugu ahayd garoonka Anfield… +SAWIRRO
(Liverpool) 27 Nof 2021. Liverpool ayaa guul ay u qalantay kaga gaartay garoonkeeda Anfield kooxda Southampton, kaddib markii ay kaga adkaatay…
Read More » -
Horyaallada
Ancelotti oo si RASMI ah ugu dhawaaqay liiska xiddigaha Real Madrid uga qeyb galaya kulanka adag habeen dambe ee kooxda Sevilla
(Madrid) 27 Nof 2021. Waxaa la shaaciyey liiska xiddigaha kooxda kubadda cagta Real Madrid uga qeyb galaya kulanka adag habeen dambe…
Read More » -
England
Arsenal oo garoonkeeda Emirates saddexda dhibcood kaga qaadatay kooxda Newcastle United… +SAWIRRO
(London) 27 Nof 2021. Arsenal ayaa garoonkeeda Emirates saddexda dhibcood kaga qaadatay kooxda Newcastle United, kaddib markii ay ku garaacday 2-0,…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Liverpool iyo Southampton ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(Liverpool) 27 Nof 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka adag ee Kooxaha Liverpool iyo Southampton ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.…
Read More » -
Afrika
RASMI: Kooxda Dekedaha oo maanta magacaabatay Guddoomiye cusub
(Muqdisho) 27 Nof 2021. Kooxda kubadda cagta Dekedaha ayaa ku dhawaaqday guddoomiyaheeda cusub. Kaddib is-casilaadii guddoomiyihii hore ee kooxda Dekedaha…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Arsenal iyo Newcastle United ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(London) 27 Nof 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka adag ee Kooxaha Arsenal iyo Newcastle United ee horyaalka Premier League ayaa la…
Read More » -
England
Macallin Ralf Rangnick oo u furan in heshiiskiisa Man United laga dhigo mid joogto ah… (Yaa hoggaamin doona Kooxda kulanka habeen dambe ee Chelsea?)
(Manchester) 27 Nof 2021. Sida wararku ay tilmaamayaan Macallin Ralf Rangnick ayaa wahadallo heshiiskiisa looga dhigay mid joogto ah la…
Read More » -
England
Ka bogo rikoorka uu Mohamed Salah ka haysto Kooxda Southampton kulammadii uu wajahay ka hor kulankooda maanta
(Liverpool) 27 Nof 2021. Southampton ayaa doonaysa inay waddada guulaha dib ugu soo laabto marka ay kulan qeyb ka ah…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Maxay sababta xiddiga Kooxda Manchester United ee Paul Pogba uu marada dheer u soo gashto hal garab ama ugu soo xirto hal gacan?
(Manchester) 27 Nof 2021. Warbixinan waxa aa kaga hadli doonnaa waa maxay sababta uu Paul Pogba marada u soo gashto hal…
Read More »