Tababare Xavi oo si RASMI ah u shaaciyey liiska xiddigaha Barcelona ee ka qeyb galaya kulanka habeen dambe ee Villarreal

(Barcelona) 26 Nof 2021. Tababaraha kooxda kubadda cagta Barcelona ee Xavi Hernández ayaa shaaciyay liiska 23-ka ciyaaryahan ee uu ku shaqayn doono kulanka habeen dambe ee Villarreal ay ku wada ciyaari doonaan horyaalka La Liga ee dalka Spain.

Liiska xiddigaha uu magacaabay Xavi Hernández kulanka ay habeen dambe booqan doonaan naadiga Villarreal waxaa dhanka weerarka hoggaaminaya xiddigaha Memphis Depay iyo Ousmane Dembélé.

Haddaba halkaan hoose ka eeg liiska xiddigaha kooxda Barcelona ay kala qeyb galayso kulanka ay booqan doonaan naadiga Villarreal:-

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close