Day: November 25, 2021
-
England
“Tani waa sababta uu Messi ugu dhow yahay inuu ku guuleysto Ballon d’Or” – Henry
(Paris) 25 Nof 2021. Xiddigii hore kooxaha Arsenal iyo Barcelona, ee Thierry Henry ayaa muujiyay fikirkiisa ku aadan xaq u lahaanshaha…
Read More » -
England
Zinedine Zidane iyo Paris Saint-Germain oo ku heshiiyay go’aan wadajir ah
(Paris) 25 Nof 2021. Kooxda Paris Saint-Germain ayaa heshiis la gashay tababaraha reer France ee Zinedine Zidane iyada oo la filayo…
Read More » -
England
Manchester United oo heshiis la gaartay tababaraheeda cusub ee ku meel gaar ah
(Manchester) 25 Nof 2021. Manchester United ayaa heshiis la gaartay tababaraha reer Germany ee Ralf Rangnick, si uu ula wareego shaqada…
Read More » -
Germany
RASMI: Robert Lewandowski oo ku guuleystay abaal-marinta xiddiga ugu wanaagsan sanadka ee IFFHS… (Yuu ku garaacay?)
(Yurub) 25 Nof 2021. Robert Lewandowski oo dhawaan uun ku guuleystay abaal-marinta Golden Player ee sanadkan 2021 ee uu bixiyo…
Read More » -
Afrika
Tartanka Degmooyinka & Deegaannada Gobolka Banaadir oo Galabta ka furmaya Muqdisho
(Muqdisho) 25 Nof 2021. Waxaa galabta lagu wadaa in shucladdiisa laga daaro garoonka Eng. Yariisow tartanka degmooyinka iyo Deeganda Gobolka…
Read More » -
England
Manchester United oo diyaarisay liiska lix macallin oo si ku meel gaar ah usii leylin karta illaa dhammaadka xilli ciyaareedka
(Manchester) 25 Nof 2021. Naadiga Manchester United ayaa wali raadinaysa macallin si ku meel gaar ah u leyliya kooxdeeda inta ka…
Read More » -
England
Qiimaha ay Chelsea ku iibineyso Christian Pulisic oo la ogaaday xilli laacibkan lala xiriirinayo Barca iyo…
(London) 25 Nof 2021. Laacibka kooxda Chelsea ee Christian Pulisic ayaa si aad ah loola xiriirinayaa ka tagista kooxdiisa xilli uu…
Read More » -
England
Arsenal oo diyaar u ah inay January soo qaadato Sanches iyadoo saddex xiddig dartiis u iibineysa
(London) 25 Nof 2021. Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa lasoo warinayaa inay suuqa January sameyneyso saxiixyo muhiim ah iyadoo bartilmaameedka koowaad…
Read More » -
England
Ma dhab baa inuu Thiago Silva ku dhow yahay inuu heshiis cusub la galo kooxdiisa Chelsea?
(London) 25 Nof 2021. Warar kala duwan oo ku saabsan kooxda Chelsea ayaa sheegaya in Thiago Silva uu ku dhowyahay inuu…
Read More »