Day: November 24, 2021
-
Champ' League
Real Madrid, Liverpool iyo Man City oo guulo gaaray & guud ahaan natiijooyinka kulammadii caawa laga ciyaaray tartanka UCL… SAWIRRO
(Yurub) 24 Nof 2021. Kulammo ka tirsan wareegga guruubyada tartanka Champions League ayaa caawa laga ciyaaray garoommo kala duwan oo ku…
Read More » -
Champ' League
Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Man City iyo PSG ee tartanka Champions League oo la shaaciyey
(Manchester) 24 Nof 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Manchester City iyo Paris Saint-Germain ee tartanka Champions League ayaa la shaaciyey…
Read More » -
Champ' League
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha FC Sheriff iyo Real Madrid ee tartanka Champions League oo la shaaciyey
(Moldova) 24 Nof 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha FC Sheriff iyo Real Madrid ee tartanka Champions League ayaa la shaaciyey…
Read More » -
Champ' League
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Liverpool iyo FC Porto ee tartanka Champions League oo la shaaciyey
(Liverpool) 24 Nof 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Liverpool iyo FC Porto ee tartanka Champions League ayaa la shaaciyey Kooxaha…
Read More » -
England
Roberto Mancini oo ka jawaabay dalabka Man United ee ahaa inuu tababare u noqdo
(Manchester) 24 Nof 2021. Saxafiga lagu kalsoon yahay ee reer Germany Christian Falk ayaa sheegay in Manchester United ay la xiriirtay…
Read More » -
England
Macallinka ay filayaan Xiddigaha Manchester United inuu qaban doono shaqada Tababarennimo ee Kooxda oo shaaca laga qaaday
(Manchester) 24 Nof 2021. Xiddigaha Manchester United ayaa lagu soo warramayaa in ay filayaan in Macallin Mauricio Pochettino uu qabto…
Read More » -
England
Chelsea oo qorsheynaysa inay lacag badan ku soo qaadato Federico Chiesa… (Imise Milyan ayay doonayaan inay kula wareegaan?)
(London) 24 Nof 2021. Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa la soo warinayaa inay isku diyaarinayso inay lacag dhan 100 milyan…
Read More » -
England
Manchester United oo wada-xaajood kula jirta macallin horraan laga ceyriyay Barcelona… (Waa kuma macallinkaas?)
(Manchester) 24 Nof 2021. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa wali raadineysa baddelka macallinkii ay shaqada ka ceyrisay ee Ole Gunnar…
Read More » -
Champ' League
Muxuu ka dhignaa goolkii uu xalay Cristiano Ronaldo ka dhaliyay naadiga Villarreal?
(Manchester) 24 Nof 2021. Laacibka kooxda Manchester United ayaa sidii caadada u ahayd sare usii qaaday rikoorradiisa kubadda cagta isagoo haatan…
Read More » -
Champ' League
Horudhac: Manchester City vs Paris Saint-Germain… (Natiijada ay marti-geliyaasha u baahan yihiin si ay usoo baxaan, rikoorka Messi uu ka heysto Man City & Sergio Ramos oo…)
(Manchester) 24 Nof 2021. Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa caawa soo dhoweyneysa dhiggeeda Paris Saint-Germain is-araggooda labaad ee guruubka A…
Read More »