Day: November 22, 2021
-
England
RASMI: FIFA oo ku dhawaaqday 11-ka xiddig ee u sharraxan abaal-marinta laacibka sanadka ee The Best
(Yurub) 22 Nof 2021. Maanta oo Isniin ah, Xiriirka Kubadda Cagta Adduunka ee (FIFA) ayaa si rasmi ah u shaaciyay…
Read More » -
Champ' League
Tuchel oo jamaahiirta Chelsea u sheegay war wanaagsan oo ku saabsan Lukaku kahor kulanka Juventus
(London) 22 Nof 2021. Tababaraha kooxda Chelsea ee Thomas Tuchel, ayaa albaabada u furay suurtogalnimada uu Romelu Lukaku kaga qayb galayo…
Read More » -
England
RASMI: Macallinka xulka England ee Gareth Southgate oo qandaraaska loo kordhiyay
(London) 22 Nof 2021. England ayaa dib u soo cusboonaysiisay kalsoonidii ay ku qabeen tababaraha xulka qaranka ee Gareth Southgate, waxayna…
Read More » -
Champ' League
Ancelotti oo ku dhawaaqay liiska xiddigaha Real Madrid uga qeyb galaya kulanka FC Sheriff ee Champions League… (Yaa ka maqan yaase ku soo baxay?)
(Madrid) 22 Nof 2021. Waxaa la shaaciyey liiska xiddigaha kooxda kubadda cagta Real Madrid u safraya kulanka ay booqanayaan naadiga FC…
Read More » -
Italy
RASMI: Pedri Gonzalez oo ku guuleystay sanadkan abaal-marinta Golden Boy 2021… (Goorma ayuu guddoomi doonaa?)
(Yurub) 22 Nof 2021. Sida uu shaaca ka qaaday Wargeyska Talyaaniga ah ee Tuttosport, Pedri Gonzalez ayaa ku guuleystay abaal-marinta…
Read More » -
England
Miyuu Thiago Silva ku dhow yahay inuu qandaraaska u kordhiyo Kooxdiisa Chelsea?
(London) 22 Nof 2021. Waxaa warbixin laga helayaa halka ay marayaan wadahadallada heshiis kordhinta Thiago Silva ee kooxdiisa Chelsea. Thiago…
Read More » -
England
Ciyaaryahanka koowaad ee uu Mauricio Pochettino keenayo Manchester United haddii uu noqdo Macallinka kooxdaas oo la ogaaday
(Manchester) 22 Nof 2021. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa dhowaan iska cayrisay macallinkeedii Ole Gunnar Solskjaer, waxaana ay haatan…
Read More » -
England
Saddex macallin oo si cad u diidday shaqada hoggaamineed ee Manchester United iyo tababare cusub oo xanta dhinac kasoo galay
(Manchester) 22 Nof 2022. Waxaa weli socda dadaallada ay Manchester United ku dooneyso inay ku hesho macallin joogto ah oo…
Read More » -
Spain
Antoine Griezmann oo ka hadlay waqtigiisii Barcelona iyo dareenka uu ku joogay
(Madrid) 22 Nof 2021. Weeraryahanka naadiga Atletico Madrid ee Antoine Griezmann ayaa qiray inuu aad uga walaacsanaa sawirka ay taageerayaasha naadigiisa…
Read More » -
England
Waa kuwee shanta musharrax ee ugu cad-cad ee qaban kara shaqada tababarka Man United kaddib ceyrintii Solskjaer?
(Manchester) 22 Nof 2021. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa shalay si rasmi ah u shaacisay inay ceyrisay macallinkeedii Ole Gunnar…
Read More »