Day: November 21, 2021
-
England
“Sterling waxa uu ahaa ciyaaryahan muhiim ah tan iyo markii aan imid Man City” – Guardiola
(Manchester) 21 Nof 2021. Tababaraha Manchester City ee Pep Guardiola ayaa carabka ku adkeeyay in Raheem Sterling uu ahaa ciyaaryahan muhiim…
Read More » -
Horyaallada
Real Madrid oo si sahlan saddexda dhibcood kaga soo heshay kooxda Granada oo ay booqatay… + SAWIRRO
(Granada) 21 Nof 2021. Real Madrid ayaa saddexda dhibcood ka soo heshay kooxda Granada oo ay booqatay, kaddib markii ay kaga…
Read More » -
England
Manchester City oo garoonkeeda Etihad guul ay u qalantay kaga gaartay kooxda Everton… +SAWIRRO
(Manchester) 21 Nof 2021. Manchester City ayaa garoonkeeda Etihad oo guul ay u qalantay kaga gaartay kooxda Everton, kaddib markii ay…
Read More » -
Horyaallada
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Granada iyo Real Madrid ee horyaalka La Liga oo la shaaciyey
(Granada) 21 Nof 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka adag ee Kooxaha Granada iyo Real Madrid ee horyaalka La Liga ayaa la…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah ee Kooxaha Manchester City iyo Everton oo la shaaciyey… (Gundogan & Foden oo ku billowday)
(Manchester) 21 Nof 2021. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah ee ay garoonka ku soo geli doonaan galabta kooxaha Manchester…
Read More » -
England
RASMI: Manchester United oo shaqada ka cayrisay Macallin Ole Gunnar Solskjaer… (Yaa kooxda sii wadi doona kulammada soo socda?)
(Manchester) 21 Nof 2021. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa shaqada ka cayrisay tababaraheedii Ole Gunnar Solskjaer, kaddib natiijooyinkii liitay…
Read More » -
England
Kooxaha Barcelona iyo Manchester City oo bartilmaameedsanaya Weeraryahan ka tirsan Naadiga Arsenal… (Waa kee?)
(London) 21 Nof 2021. Kooxaha Barcelona iyo Manchester City oo ka kala dhisan Spain iyo England ayaa la soo warinayaa…
Read More » -
England
Mid ka mid ah xiddigaha Chelsea oo qarka u saaran inuu qandaraaska u kordhiyo kooxdiisa
(London) 21 Nof 2021. Sida wararku ay sheegayaan mid ka mid ah daafacyada Chelsea ayaa qarka u saaran inuu qandaraaska…
Read More » -
England
Raheem Sterling oo u sheegay Tababare Pep Guardiola inuu bisha Janaayo ka tagayo Manchester City… (Kooxdee ayuu ku sii jeedaa?)
(Manchester) 21 Nof 2021. Raheem Sterling ayaa lagu soo warramayaa inuu tababarihiisa Pep Guardiola ku wargeliyey inuu doonayo inuu isaga…
Read More » -
Spain
Real Madrid oo kabtankeeda, labo ka mid ah xiddigaheeda ugu mushaharka badan iyo laacib gadoodsan iska iibineysa bisha January
(Madrid) 21 Nof 2021. Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa qorsheyneysa inay gasho suuq mashquul badan marka la gaaro bisha January…
Read More »