Day: November 18, 2021
-
England
Manchester City oo diyaar u ah inay saxiixa Pierre-Emerick Aubameyang kula dagaallanto Kooxda Barcelona… (Miyuu 32-sano jirkaan seegayaa kulanka Sabtida ee Anfield?)
(Manchester) 18 Nof 2021. Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa la soo warinayaa inay diyaar u tahay inay saxiixa Pierre-Emerick…
Read More » -
Spain
Real Madrid oo ugu cad-cad saxiixa Weeraryahan reer Argentine ah oo ay doonayaan kooxo dhowr ah oo ka dhisan qaaradda Yurub
(Madrid) 18 Nof 2021. Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa indhaha ku haysa saxiixa Weeraryahanka reer Argentine ee Julian Alvarez,…
Read More » -
England
Barcelona oo doonaysa inay iska iibiso Frenkie de Jong & Koox ka dheesha horyaalka Premier League oo laga iibinayo
(Barcelona) 18 Nof 2021. Sida wararku ay sheegayaan kooxda kubadda cagta Barcelona ee ka dhisan dalka Spain ayaa doonaysa inay…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Paul Pogba oo ka degay Magaalada Dubai & Kooxda Manchester United oo bayaan ka soo saartay xaaladdiisa
(Manchester) 18 Nof 2021. Ciyaaryahanka khadka dhexe uga ciyaara kooxda Manchester United ee Paul Pogba ayaa la soo warinayaa inuu gaaray…
Read More » -
England
Kooxda Chelsea oo doonaysa saxiixa xiddig ka tirsan Leicester City oo dhaawac awgiis aan ciyaarin xilli ciyaareedkan
(London) 18 Nof 2021. Sida wararku ay sheegaan kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa doonaysa daafac ka tirsan naadiga Leicester City,…
Read More » -
England
Majaladda Manchester Evening News oo shaacisay Macallinka ay Man United beddel uga dhigayso Ole Gunnar Solskjaer… (Ma Zidane mise Rodgers?)
(Manchester) 18 Nof 2021. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa la soo warinayaa inay durbta ogtahay macallinka ay beddel uga…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
“Dib ayaan u soo celin doonaa Messi haddii aad saacado kooban isiisaan” – ayuu yiri Dani Alves oo isagoo dacas la’aan ah lagu soo bandhigay Camp Nou
(Barcelona) 18 Nof 2021. Dani Alves ayaa gelinkii dambe ee shalay lagu soo bandhigay garoonka Camp Nou, isagoo cagocad ama…
Read More » -
Afrika
10-ka dal ee Afrikaanka ah ee u soo baxay wareegga ugu dambeeya isreeb-reebka Koobka Adduunka 2022 & Xulka Ivory Coast oo ka maqan
(Afrika) 18 Nof 2021. Waxaa soo dhammaystirmay tobanka dal ee Afrikaanka ah ee u soo baxay wareegga ugu dambeeya ee…
Read More » -
England
Ma ogtahay in xul uu ka fiican yahay xulkeenna Soomaaliya uu ka qeyb-galay isreeb-reebka Koobka Adduunka ee 2022?
(Yurub) 18 Nof 2021. Xul uu ka wanaagsan yahay xulkeenna Soomaaliya oo aad u liita ayaa ka qeyb-qaatay ciyaaraha isreeb-reebka…
Read More »