Day: November 8, 2021
-
England
Siduu u arkaa Guardiola heshiiska kooxda Barcelona ee Xavi?
(Barcelona) 08 Nof 2021. Tababaraha kooxda Manchester City ee Pep Guardiola ayaa shaaca ka qaaday fikirkiisa ku aadan in Xavi Hernandez…
Read More » -
Horyaallada
Barcelona oo macalinkeeda cusub ee Xavi ugu soo bandhigtay kumanaan taageerayaasheeda ah garoonka Camp Nou… +SAWIRRO
(Barcelona) 08 Nof 2021. Barcelona ayaa maanta oo Isniin ah garoonka Camp Nou ugu soo bandhigtay kumanaan taageerayaasha kooxda ah, tababaraheeda…
Read More » -
England
RASMI: Kooxda Newcastle United oo ku dhawaaqday tababaraheeda cusub
(Newcastle) 08 Nof 2021. Kooxda kubadda cagta Newcastle United ayaa si rasmi ah u shaacisay macalinkeeda cusub, kaasoo ay u magacawday…
Read More » -
Horyaallada
“Waa inaan dhinac iska dhignaa khilaafaadka… sidoo kale SHANTAAN xiddig waa kuwo faa’iido u leh kooxda” – Xavi
(Barcelona) 08 Nof 2021. Tababaraha cusub kooxda Barcelona ee Xavi Hernandez ayaa sheegay inuu diyaar u yahay inuu hoggaamiyo Blaugrana, isagoo…
Read More » -
Horyaallada
Iniesta oo fariin xiiso leh u diray Xavi kaddib markii loo magacaabay tababaraha kooxda Barcelona
(Barcelona) 08 Nof 2021. Halyeeyga Barcelona ee Andrés Iniesta ayaa fariin xiiso leh u diray saaxiibkiis Xavi Hernández oo la wareegay…
Read More » -
England
Cristiano iyo Bruno oo hoggaaminaya kacdoon ka dhan ah Ole Gunnar Solskjær
(Manchester) 08 Nof 2021. Tababaraha reer Norway iyo naadiga Manchester United ee Ole Gunnar Solskjær ayaa wajahaya kacdoon isaga ka…
Read More » -
Horyaallada
Mudada uu maqnaanayo Ansu Fati oo shaaca laga qaaday… (Imisa kulan ayeey weyn doontaa Barcelona?)
(Barcelona) 08 Nof 2021. Barcelona ayaa heshay war naxdin leh oo ku saabsan maqnaanshaha weeraryahanka da’ada yar ee reer Spain…
Read More » -
England
Waa kuma xiddiga u ciyaara Manchester United ee ay doonayaan 13 koox oo kala duwan?
(Manchester) 08 Nof 2021. Difaaca kooxda Manchester United ee Phil Jones ayaa lagu soo warramayaa inay xiiseynayaan 13 naadi oo kala…
Read More » -
England
Manchester City oo qayb kasoo noqotay dagaalka xooggan ee loogu jiro saxiixa xiddig ka tirsan Juventus kaasoo ay doonayaan Chelsea iyo Barca
(Manchester) 08 Nof 2021. Qaar ka mid ah kooxaha ugu waaweyn qaaradda Yurub oo ay ku jiraan Chelsea iyo Barcelona ayaa…
Read More » -
England
Steven Gerrard oo kusoo laabanaya Premier League iyo kooxda uu shaqadeeda qaban doono oo la shaaciyay
(England) 08 Nof 2021. Halyeyga Liverpool ee Steven Gerrard ayaa xiiso ka helaya horyaalka Premier League oo uu inta badan waayihiisa…
Read More »